Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 310

DHAGEYSO: Xildhibaanada Puntland oo shaaciyay iney difaacayaan deegaanada Puntland

0

Xildhibaan Cabdi Qani Faarax Dhaashane oo kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in Xildhibaannada ay diyaar u yihiin inay Puntland si walba ku difaacaan,kadib markii Maanta Xildhibaanada ay xilkii ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulkaas.

Waxaa uu sheegay Xildhibaanada iany  ogyihiin waxa ka socda Dhuusamareeb ee dowladda ay ku heyso Ahlusunna Wal-Jamaaca iyo Maaluada kale,sidaasi daraadeedna ay diyaar u yihiin Puntland ay ku difaacaan hab siyaasi ah iyo hab ciidan intaba.

” Puntland Hab Siyaasi ah iyo mid Ciidanba waan ku difaacayna waxaan nahay xildhibaano dhiifoon oo u diyaar ah Shaqadooda,waxaana  la soconaa waxa laga soo abaabulayo Magaalada muqdisho ayuu yiri”Xildhibaan dhaashane.

You might also like More from author

Leave A Reply