Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 310

Madasha Xisbiyada Qaran oo $200,000 dollar ugu deeqay Gurmadka Fatahaadaha

0

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa ku dhawaaqday $200,000 (Laba boqol iyo konton kun Dollar) ay ugu deeqeen Fatahaadaha ku dhuftay Magaalada Magaalooyin ka mid ah Soomaaliya.

Madasha Xisbiyada Qaran oo madaxdeedu ay shir jaraa’id ku qabteen galabtey Magaalada Muqdisho ayaa sheegay In ay maalmihii la soo dhaafay ay Xisbiyada madasha ku midaysan iyo dad samafalayaal Soomaaliyeed ah laga soo aruuriyey lacag gaaraysa &200,000 ( laba Boqol kun oo dollar) taasoo qeyb ka noqon doonta gurmadka fatahaadaha iyo daadadka ka dhacey Magaalooyinka Beledweyne iyo Bardaale.

Guddoomiyaha madasha ayaa magacaabay laba guddi oo madasha wakiil uga noqon doona gurmadka fatahaadaha ka dhacey labadaas magaalo.

      Halkaan Hoose ka Akhriso

2
2

You might also like More from author

Leave A Reply