Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

Madaafiic lagu garaacay Xarunta AMISOM ee Xalane & Khasaaro jira

0

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in madaafiic ay ku dhaceen agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde gaar ahaan Xarunta AMISOM ee Xalane.

Dad ku sugan Nawaaxiga Garoonka ayaa sheegay in gudaha Xarunta Xalane ay ku dhaceen qaar kamid ah hoobeyaasha la soo tuuray.

Sidoo kale Jugta tirrada hoobeyaasha la maqlay ayaa waxaa lagu sheegay inay ahaayeen ilaa iyo saddex Madfac.

Ilaa haatan ma cadda inuu khasaare ka dhashay weerarkan. Waxaa wararku ay sheegayaan in shaqaalaha ka shaqeeya xerada Xalane lagu amray inay galaan goobaha gabbaabka ah.

You might also like More from author

Leave A Reply