FIIRSO MUUQAAL: Axmed Madoobe oo Khasab isku caleema saaray & Wafdigii Kenya ee laga digay oo Kismaayo tagay

Halkaan Waxaan idin kugu soo gudbineynaa Warka Habeenimo oo intiisa badan kaga hadleyno Xafladda caleema saarka maadxweynaha Jubbaland oo goordhow ku soo idlaatay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland.