Dib u dhac ku yimid safarkii Kismaayo ee Madaxweyne Dani

0

Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta ka baaqday Safarkii lagu waday in uu ku taggo Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha oo Bosaaso ka soo safray ayaa Garowe diyaarad ku yimid wuxuuna kismaanyo u safrayaa berri oo khamiis wuxuuna safar galabta uga baaqday in uu habeenimo kismaanyo ku beegmayo.

Garoonka Magaalada Kismaayo ayaa shaqeyn Habeenkii, waxaana lagu wadaa berri galinka hore in uu gaaro Kismaayo.

Dhanka kale, warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba qaaday xayiraadii ay saartay maamulka Jubbaland ka dib markii ay arrinta sharci dabada la gashay Maxkamadda sarena loo gudbiyay.

You might also like More from author

Leave A Reply