Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

MUUQAAL FIIRSO: Cumar Filish oo u digay siyaasiyiinta danaha gaarka ah ka leh Muqdisho

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa ka dalbaday siyaasiyiinta Soomaaliyeed iney dantooda gaarka ah uga tanaasulaan danta guud,islamarkaana ogolaadaan in Bulshada loo adeego.

You might also like More from author

Leave A Reply