DEG DEG: Maxaa sabab u ah in Markii saddexaad Axmed Madoobe laga joojiyo xaflada caleema saarka+(VEDIO)

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa la soo sheegayaa inuu xaalka ku xun yahay ka dib markii laga baajiyay markii saddaxaad xafladiisii caleema saarka oo lagu waday iney dhacdo 9-ka bishan October.