XOG:: Beesha Habar Gidir oo labo u kala qeybsantay iyo Xildhibaano tanaasulay

0

Xildhibaanada Beesha Habar Gidir ayaa u kala qeybsamay labo qeybood kuwaasi oo ku tartamaya doorashada Galmudug.

Xildhibaanada qaar ayaa si aan gambad lahayn u taageeraya fara gelinta dowladda halka qaar kalena ay ku biireen xisbiyada mucaaradka.

HOOS KA FIIRSO:

You might also like More from author

Leave A Reply