Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

Jubbaland oo soo saartay go’aan cusub

0

Maamulka Jubbaland ayaa Dowladda Federaalka Somaliya ku eedeysay in ay duulaan ku tahay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Qoraal ay soo saartay Jubbaland oo looga hadlay arrimaha siyaasadda, amniga, abaaraha iyo baaq ku wajahan beesha caalamka ayaa dhanka kale eedeymahan loogu jeediyay Dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA:

1
1

2

You might also like More from author

Leave A Reply