DEG DEG: Jubbaland oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan Farmaajo.

0

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay inuu u diyaar garoobay dagaal lala galo madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya.

Jubbaland ayaa sheegtay iney diyaar u tahay dhinac walbo oo laga soo galo iney iska difaacdo.

HOOS KA FIIRSO:

You might also like More from author

Leave A Reply