Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 310

SAWIRO: Guddiga KMG doorashada ee Golaha Shacabka oo la kulmay Duqa Muqdisho.

0

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Galabta waxa ay xarrunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hergeysa kulan ku la yeesheen guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed {Cumar Filish}.

Kulanka guddiga ay la yeesheen guddoomiyaha gobolka Banaadir waxaa shir gudoominaayay guddoomiyaha guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka Xildhibaan C/laahi Abuukar Xaaji {Eng.Carab}.

Ujeedka Kulanka ayaa ahaa sidii guddoomiyaha gobolka Banaadir uu guddiga ugu soo bandhigi lahaa talooyinkiisa ku aadan sharciga Doorashooyinka Qaranka oo ay haatan soo diyaarintiisa ay guddigaan gacanta ku hayaan.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ayaa kaga mahadceliyay gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Cumar Filish talooyinnkiisa waangsan uu ku aadan sharciga doorashooyinka qaranka.

Kulanka uu guddiga la yeeshay Guddoomiyaha gobolka banaadir ayaa ugu dambeyntii kusoo dhammaaday jawi wanaagsan.

HOOS KA FIIRSO SAWIRADA:

69625065 658851474603920 2330206245559992320 N
69625065 658851474603920 2330206245559992320 N
70253961 658851461270588 9052408295247052800 N
70253961 658851461270588 9052408295247052800 N
70760526 658850537937347 2463702303090147328 N
70760526 658850537937347 2463702303090147328 N
71527704 658850527937348 4816799371423121408 N
71527704 658850527937348 4816799371423121408 N

You might also like More from author

Leave A Reply