Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 310

FIIRSO: Xidig oo u hanjabay Axmed Madoobe

0

Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana mid ahaa Musharixiintii isbedel doonka Jubbaland,sidoo kalena taageerayaashiisa ay u doorteen Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay kordheen dhibaatooyinka lagu haayo dadka ku nool deegaannada Jubbaland gaar ahaan Magalada Kismaayo.

Waxaa uu sheegay in kismaayo dad badan lagu dilay kuwo kale lagu dhaawacay,sidoo kale kuwo hanjabaad lagu haayo,hayeeshee Xubnaha isbedel-doonka ay weli howlahooda caadiga ah sii wataan,isla markaana hakin doonin.

HOOS KA FIIRSO:

 

You might also like More from author

Leave A Reply