FIIRSO: Ciidanka Abuu Mansuur oo diiday iney la kulmaan Kheyre

0

Warar madax banaan oo aan helnay ayaa sheegaya in ciidamadii Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ay diideen iney la kulmaan Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Xudur.

Ciidanka ayaa diiday in la qareemeeyo oo lagu daro ciidanka dowladda, waxa ayna Ra’isal wasaaraha hordhigeen shuruudo adag.

HOOS KA FIIRSO:

 

You might also like More from author

Leave A Reply