Duqa Muqdisho oo la kulmay saraakiisha ciidanka ilaalinta degaanka

0

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa aqalka Dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Deegaanka ee dowladda hoose ee Xamar.

Ujeedka kulankani islaxisaabtan iyo ladagaalanka musuq maasuqa taas oo qeyb ka ah siyaasada duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish iyadoo kulankani ay goob joog ka ahaayeen guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir iyo xog’hayaha guud ee maamulka gobolka.

Kulanka ayaa inta uu socday waxa uu guddoomiyaha gobolka Banaadir uu mid Mid u wareystay saraakiisha ciidanka ilaalinta deegaanka ee dowlada hoose Xamar isagoo u sheegay in maamulkiisa uusan aqbali doonin musuq maasuq iyo kutagrifal.

69656937 880317142349918 1014295980519981056 N
69656937 880317142349918 1014295980519981056 N
69823806 880317529016546 7029228388137041920 N
69823806 880317529016546 7029228388137041920 N
70383653 880317325683233 7051159075265970176 N
70383653 880317325683233 7051159075265970176 N
70586954 880317599016539 253483987647856640 N
70586954 880317599016539 253483987647856640 N

 

You might also like More from author

Leave A Reply