DEG DEG: Hoobiyaal lagu weeraray madaxtooyada Soomaaliya

0

Hoobiyaal gaaraya ilaa saddex aya ku soo dhacay gudaha madaxtooyada Soomaaliya iyo goobo kale oo ka ag dhaw.

Hoobiyaasha qaar ayaa waxa ay ku dhaceen Safaarada Itoobiyaha eek u dhex taal gudaha madaxtooyada iyo guriga Ra’isal Wasaaraha.

Goobaha kale ee hoobiyaasha ku dhaceen ayaa ah Kaambada oo ku dhegan Xarunta Taliska Booliska ee Commando Polizio.

Wixii ka soo kordha wa idiin soo gudbineynaa…

 

You might also like More from author

Leave A Reply