Odowaa “Aniga iyo Mucaaradka dowladda wa ka guuleysaneynaa, Awoodna wa isticmaaleynaa”.

0

Musharaxa madaxweynaha maamulka Galmudug C/raxmaan Odowaa ayaa sheegay in isaga iyo kooxdiisa mucaaradka ay dagaal qaawan la galaya dowladda Soomaaliya hadii ay isku deydo iney marain habaabiso shacabka Galmudug oo doorasho aan jirin ka sameyso Galmudug sidii KGS.

HOOS KA FIIRSO KHUDBAD XASAASI AH:

https://www.youtube.com/watch?v=tx02fnVBrEU

You might also like More from author

Leave A Reply