Madaxweynaha KGS oo gaaray Magaalada Xudur

0

Wafdi uu HogGaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa waxaa siweyn loogu soo dhoweyey Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Wafiga Madaxweynaha Dowlad DGKG ayaa horudhac u ah Wafdi uu Hogaaminaayo Ra”isul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre oo la filayo in daqiiqadaha oo socda uu gaaro degmada Xudur.

Dadweyne farabadan ayaa haatan ku sugan Garoonka Kubbada Cagta ee Dr Waaberi halkaasi oo la filayo in Ra’iisul Wasaaraha uu Bulshada degmada xudur uu kula hadlo.

HOOS KA FIIRSO SAWIRADA:

 

1 48
1 48
2 38
2 38
2 47
2 47

You might also like More from author

Leave A Reply