Kheyre oo si weyn loogu soo dhaweeyay Xudur

0

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxay gaareen degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

Wafdiga ayaa Garoonka diyaaradaha Magaaladas waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur GalbeedCabdi Casiis laftagareen oo kasii horeeyay, Maamulka Magalada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool degmada Xudur.

Dadweyne kala duwan oo ka kala yimid Xaafadaha degmada xudur ayaa isugu soo baxay Garoonka Kubadda Cagta Dr Waaberi ee degmada Xudur.

Ra’isal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la filaya inuu khudbad u jeediyo bulshada degmada Xudur.

Kheyre
Kheyre

You might also like More from author

Leave A Reply