FIIRSO: Qadar oo malaayiin doolar siisay Al Shabaab

0

Dowladda Qadar ayaa malaayiin doolar siisay Al Shabaab ka dib markii ay Al Shabaab is hortaageen dhismaha wadada xiriirisa Afgooye iyo Muqdisho.

Ujeedka ugu weyn oo ay dowladda Qadar Al Shabaab lacagtaas u siisay ayaa ahayd iney cabsi gelinta iyo handadaada ka joojisay shaqaalaha iyo shirkada dhiseysa wadada.

HOOS KA FIIRSO:

You might also like More from author

Leave A Reply