FIIRSO MUUQAAL: Somaliland oo amartay in la toogto Kornel Caare oo dilal ku eedeysan

0

Taliyaha guud ee Ciidamada Millateriga Somaliland  Nuux Ismaaciil Taani ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Korneyl Caare oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Soomaaliland,hayeeshee ka goostay,isla

markaana dhowr mar la dagaalamay Ciidamada Soomaaliland.

Shir Jaraa’id uu Maanta Warbaahinta ugu qabtay Magalada Hargeysa ayaa sheegay in korneyl Caare uu ahaa Korneyl ka tirsanaa Ciidamada,hayeeshee uu yahay Nin loo heysto dilal badan uu u geystay dad ku nool deegaano ka tirsan gobolka Sanaag.

You might also like More from author

Leave A Reply