XOG+VEDIO: Khilaafka Deni & Karaasha oo sii xoogeysanaya & Xiisadda Kismaayo

0

Sabtidii todobaadkaan ayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxaa uu shegay in Puntland ay Soomaaliland wadahadal kala galeyso deegaannada ay dhowrka mar isku qabsadeen oo ay ku dagaalameen,hayeeshee waxaa

arrinkaasi ka hor yimid Madaxweyne kuxigeenka Maamulkaas.

Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal uu soo saaray oo ku taariikheysan 19/8/2019 waxaa uu ku sheegay in waajibaadka xukuumadda Puntland ay Aas aas u tahay difaacida dadka iyo  ilaalinta Gayiga Puntland,sidaas daraadeedna aan gorgortan laga galeyn dhulka ay Soomaaliland ku xad-gudubtay.

You might also like More from author

Leave A Reply