Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

SAWIRRO: Xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo la dhaariyay

0

Munaasabad lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee xalay guddiga doorashada Jubbaland ay ku dhawaaqeen ayaa maanta ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland.

73-ka Xildhibaan ee Baarlamaanka Jubbaland ayaa la dhaariyay.

Waxaa goobjoog ka ah  Xafladda dhaarinta Baarlamanka 2aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland  Xildhibano ka tirsan  Labada Aqal, ee Baarlamanka federalka Soomaaliya ,Odoyaasha Dhaqanka Jubbaland ,ee soo Xulay xildhibaannada,Dhamaan Guddiga madaxa Banaan ee Doorashooyinka Jubbaland ,Ururada Bulshada rayidka iyo aqoonyahanada  deegaannada Jubaland.

Intaasi kadib Xildhibaannada Cusub ee Baarlamanka Jubbaland ayaa waxaa goobta ku dhaariyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Ee Jubbaland,sida uu sheegay Xildhibaan Xasan Cabdi oo ka mid ah Golaha Shacabka goobjoogna ka ahaa munaasabada dhaarinta.

Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland ayaa waxaa maalmaha soo socda ay guda geli doonaan doorashada Guddoonkooda iyo doorashada Madaxweynaha Afarta sana ee soo socota Maamuli doona Maamulka Jubbaland.

1 44
1 44
2 40
2 40
3 37
3 37
4 32
4 32
5 29
5 29
5 29
5 29
8 18
8 18
6 23
6 23

You might also like More from author

Leave A Reply