Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

SAWIRRO: Sheikh Shaakir oo shir Xasaasi ah la yeeshay Sharaakiisha Ciidamada

0

Madaxa xukuumada Maamulka Galmudug Maxamed  Shaakir Cali Xasan ayaa Maanta Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa uu ku la kulamay Saraakiisha Ciidanka qeybahooda kala duwan.

Kulanka ayaa waxaa uu ahaa mid xog-wareysi ah,isla markaana lagu gorfeeyay arrimo la xiriira dhnaka sugdai Amniga maadaama dhawaan Magalada Dhuusamareeb lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug.

Sheekh Shaakir ayaa saraakiisha uu la kulmay oo kala ahaa kuwa Millateriga iyo Booliska waxaa uu faray inay laba jibaaraan sugiuda Amniga,sidoo kalena ay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab,kaas oo looga saarayo deegaannada ay ka joogaan Galmudug.

1 45
1 45
2 41
2 41
12 7
12 7

You might also like More from author

Leave A Reply