Akhriso: Liiska Xildhibaanada cusub ee Maamulka Jubbaland oo la soo bandhigay

0

Waxaa caawa si rasmi ah loo soo bandhigay Liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Maamulka Jubbaland oo mudo ay ku mashquulsanaayeen Odayaasha dhaqan soo xulistooda.

Liiska oo ka kooban 73 Xildhibaan ayaa lagu sheegay in muddo 20 cisho ah ay ku mashquulsanaayeen Odayaasha dhaqanka Jubbaland soo xulista xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Jubbaland, iyagoo liiska u soo gudbiyay Guddiga doorashooyinka si waafaqsan hannaanka doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka ayaa sheegay in shanta beelood ee hab qeybsiga 4.5 lagu sameeyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka labaad ee Jubbaland.

       Halkaan Hoose Akhriso Magacyada Liiska Xildhibanaada:-

68418749 2397637693828627 6302736379415625728 N
68418749 2397637693828627 6302736379415625728 N
Cashar
Cashar
Weji
Weji

You might also like More from author

Leave A Reply