SAWIRRO: Guddiga Doorashada Jubbaland iyo Odayaasha soo xulaya Xildhibaanada oo kulmay

0

Magalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland waxaa Galabta kulan ku yeeshay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland & qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya xildhibaannada Cusub.

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Guddiga ayaa waxaa ay uga wada hadleen soo xulista Xildhibaannada Cusub iyo inay ka wada tashadaan sida ay u socdaan,xilli qaabka loo xulayo cabasho laga muujiyay.

Afhayeenka Salaadiinta Jubbaland iyo qaar ka mid ah odayaasha Dhaqanka ayaa waxaa ay sheegeen in Guddiga doorashada ay isweeydiiyeen su’aalo dhowr ah oo ku saabsan sida loo soo xulayo Xildhibaannada,isla markaana ay si wanaagsan socdaan.

1 2
1 2
2 2
2 2
3 2
3 2

You might also like More from author

Leave A Reply