Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

XOG+FIIRSO: Farmaajo & Kheyre oo lala wadaagay Xogta dilka Yariisow & Cida Fulisay Qaraxii lagu dilay

0

Guddigii loo xilsaaray Baaritaanka Qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ayaa warbixin dhammeystiran oo ku saabsan qaabka uu u dhacay,cida fulusay & shaqsiyaadka u fududeeyay qaraxii lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka

Banaadir,guddoomiyeyaal degmo iyo agaasimeyaal ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir.

Qoyska Eng: Yariisow ayaa su’aalo ka keenay natiijada baaritaanka sheegeyna ineysan wali ku qanacsaneyn hannaanka loo maray shirqoolkii lagu dilay Wiilkooda.

  Xogta oo dhammeystiran Halkaan Hoose Ka DAAWO

You might also like More from author

Leave A Reply