Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

Wafdi ka socda IGAD oo kormeeray Xarunta Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

0

Wafdigii IGAD ee xaqiiqa raadinta u joogay magaalada Kismaayo ayaa kormeer ku tagay hoolka cusub ee loo diyaariyay doorashada.

Xubnahaan oo Kismaayo ku sugan ayaa sidoo kale la kulmay qaar ka mid ah Odayaasha Kismaayo.

Waxaa kormeerkooda ku wehelinayay guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashayooyinka Jubbaland.

Guddiggaan ayaa horay ula kulmay Madaxweynaha Jubbaland iyo Haydaha Ammaanka Jubbaland.

You might also like More from author

Leave A Reply