XOG+FIIRSO: Imaaraadka Carabta & Qadar oo ku loolamaya Kheyraadka Soomaaliya & Villa Somalia oo Qorshe cad ka lahayn

HALKAAN WAXAAN IDIN KUGU SOO GUDBINEYNAA WARKA HABEENIMO OO AY KU JIRAAN QODOBO AAD U XIISO BADAN GAAR AHAAN WARARKII UGU DAMBEEYAY EE MUQDISHO IYO GUUD AHAAN SOOMAALIYA.