Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

XOG+FIIRSO: RW Kheyre oo dalab Cajiib ah u gudbiyay Waxgaradka Galmudug & Villa Somalia oo ku dhegan Axmed Madoobe

0

Mudo ku dhow Bil,Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ku sugan Galmudug si loo dhammeystiro hannaanka dhismaha maamul loo dhan yahay oo Shacabka Galmudug yeeshaan.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka mahad celiyay Soo dhaweynta iyo wada-shaqeynta ballaaran ee dhammaan reer Galmudug u muujiyeen ayaa bulshada Dhuusamareeb ka codsaday in ay soo dhaweeyaan dadka reer Galmudug ee kasoo qayb gelaya gogosha dib-u-heshiineed, ayna muujiyaan tanaasul, cid kasta oo tabasho qabtana ay fadhigeeda ugu tagaan oo ay qanciyaan.

You might also like More from author

Leave A Reply