Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

SAWIRRO: Ujeedka Wakiilka QM ee Soomaaliya u gaaray magaalada Jowhar oo la Ogaaday

0

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr. James swan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle ,madaxweyne ku xigeenka iyo masuuliyiin kale ayaa garoonka Jowhar ku soo dhoweeyay Wakiilka Qaramada midoobay ee Soomaalia oo booqasho ku tagay caasimadda Hirshabeelle.

Wakiilka ayaa kulan la qaatay Madaxda Hirshabelle iyada oo laga wada hadlay Xoojinta wada shaqeynta Howlgalka Qaramada midoobay iyo dowladda Hirshabelle waxaana sido kale kulanka goob joog ka ahaa Wakiila Howgalka Qaramada Midoobay ee Hirshabelle Mr Benjiamin.

Booqashada James swan ee Hirshabelle ayaa noqoneyso safarkiisa 2aad ee uu ku tago Dowlad Goboleed kadib marki uu booqasho ku tagay Todobaadkani magaalada Kismaayo ee Dowlad Goboleedka Juppaland.

66843618 2274814999434338 5647277245664854016 O
66843618 2274814999434338 5647277245664854016 O
66922721 2274815316100973 3340090641831952384 O
66922721 2274815316100973 3340090641831952384 O
66999179 2274815086100996 1974604131934928896 O
66999179 2274815086100996 1974604131934928896 O
66999179 2274815086100996 1974604131934928896 O
66999179 2274815086100996 1974604131934928896 O
67293553 2274815126100992 1198245667416309760 O
67293553 2274815126100992 1198245667416309760 O
67512127 2274815259434312 6411770811488665600 O
67512127 2274815259434312 6411770811488665600 O

You might also like More from author

Leave A Reply