Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta & Wada-hadalada DF iyo Somaliland

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Dhab-u heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland.

Xubnaha guddiga ayaa kala ah

1-Xil. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, Guddoomiyaha guddiga.

2-Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) Guddoomiye kuxigeen.

3-Dr. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi (Baadiyow)

4- Dr Cali Siciid Fiqi

5-S/G: Axmed Jaamac Muuse

6-Xil. Cali Axmed Jaamac (Jangeli)

You might also like More from author

Leave A Reply