Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

DEG DEG+FIIRSO: Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyadii ismiidaamin ee ka dhacay magaalada Dhuusa-mareeb

0

Ciidamo ka tirsan kuwa Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug ayaa gebi ahaanba Maanta xiray wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Magaalada Dhuusamareeb, kadib markii manta uu qarax ka dhacay.

Ciidaamada ayaa la dhigayw adooyinka,waxaana gebi ahaanba xilligaan ay joojiyeen soo gelida Magaalada, iyaga oo xaafadaha qaar ee Magaalada dhuusamareeb howlgallo ka wada.

You might also like More from author

Leave A Reply