SAWIRRO: Kooxo hubeysan oo dadka dhibi jiray oo Muqdisho lagu soo bandhigay

0

Howlgal ay Ciidamada amniga ka sameeyeen xaafadaha degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa waxay ku soo qabteen kooxo dhac u geysan jirtay dadka shacabka ah.

Gudoomiyaha gobalka Banaadir iyo saraakiisha ciidamada oo maanta booqasho ku tegay degmada ayaa loo soo bandhigay ragas oo tiradoodu ay dhameyd 6 iyo hubkii ay dadka ku baara jireen.

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ayaa uga mahadceliyay hay’adaha amniga howlgalka joogtada ah iyo sida ay uga jawaabayaan cabashada dadka shacabka ah isaga oo intaan sii raaciyay in shakhsiyaadka la soo qabtay loo gudbin doono maxkamadda ciidamada si caddaaladda loo waafajiyo.

1 32
1 32
2 31
2 31
3 31
3 31

You might also like More from author

Leave A Reply