FIIRSO: Al-Shabaab oo shaaciyay iney toogteen askar ka tirsan DF

0

Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay illaa saddex askari oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen ciidamada dowladda federaalka ay ku dileen gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Toogashada ayaa ka dhacday deegaanka Kurtun-Waareey ee gobolkaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply