FIIRSO: C/raxmaan C/shakuur oo talaabo fududeyd & Qaangaar la’aan ku tilaamay Go’aankii DF Xiriirka ugu jartay Gini

0

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay dowlada dhexe ee Soomaaliya in ay ku deg degtay Go’aankii ay xiriirka ugu jartay Dalka Gini .

Waxaa uu sheegay in uu ahaa Mid aan marin heerarkii lagu tala galay diblomaasiyadda, islamarkaana uu soo boodo ahaa.

You might also like More from author

Leave A Reply