XOG+FIIRSO: Sacuudiga oo shirqool u dhigtay Israel,Xiisada Iran & US oo xoogeysatay iyo Xaalka Bariga Dhexe

0

Illo wareedyo heerkoodu uu aad u sareeyo ayaa sheegay inuu jiro qorsho cusub oo lagu xoojinayo xiriirka laba dhinaclaha ah ee u dhaxeeyo Dowladda Sacuudi Carabiya iyo Maamulka Israa’iil ee xoogga ku heysto dhulalka Falastiin.

Warbixino khaas ah oo ay heshay Al- Khalij Online ayaa muujinayo inuu jiro wadahadalo u dhaxeeyo Riyadh iyo Tel Aviv- kuwaasoo ku saabsan heshiis la doonayo inay labada dhinac kala saxiixdaan si ay israa’iil Gudaha Sacuudiga uga sameysato Saldhig Militari.

You might also like More from author

Leave A Reply