DEG DEG: Guddoomiyihii Maxkamada Gobolka Sh/hoose oo caawa lagu dilay Muqdisho

0

Kooxo hubeysan ayaa caawa degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay guddooiyihii Maxkamada Gobolka Shabeellaha Saciid Cumar Xasan.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Shabakadda Shaaciye u xaqiijiyay geerida Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sh/hoose,wuxuuna sheegay in ka hor inta uusan rasaas haleeshay u geeriyoon iska caabiyay kooxihii soo weeraray.

You might also like More from author

Leave A Reply