Ciidamada Xoogga dalka Al-Shabaab ka saaray deegaano ka tirsan Al-Shabaab

0

Ciidamada Xoogga dalka deegaano muhiim ah oo ka tirsan Al-Shabaab oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe kala wareegay Ururka Al-Shabaab.

Ciidamada Dowladda ayaa howlgalo xiriir ah ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe halkaasi oo ay maamulayeen Ururka Al-Shabaab.

Taliyaha qeybta 27-aad ee milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen deegaanada kala ah Shanlow,Saarsaare,Xansholey iyo Cadayga oo dagaalamayaasha Alshabaab ay kuxooganaayeen.

You might also like More from author

Leave A Reply