SAWIRRO: Sida magaalada Cadaado looga diyaargarowbay soo dhoweynta Wafdiga RW Kheyre

0

Diyaargarowga soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si aad ah looga dareemayaa magaalada cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Cadaado kuwaasi oo ka soo amba bixi doona magaalada Dhuusa-mareeb oo ay hadda ku sugan yihiin.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan waxaa uu la qaadan doonaa Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalin ka hor halkaasi tegay iyo Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladaas,isaga oo kala hadli doona xal u helida caqabadaha siyaasadeed ee ka jirta Galmudug iyo sidii loo dhisi lahaa maamul lagu mideysan yahay.

64981835 2421010507962551 4096942193820827648 N
64981835 2421010507962551 4096942193820827648 N
65052016 2421010581295877 642423117733429248 N
65052016 2421010581295877 642423117733429248 N
65152872 2421010461295889 8242955295236554752 N
65152872 2421010461295889 8242955295236554752 N
65388927 2421010397962562 1909765093726355456 N
65388927 2421010397962562 1909765093726355456 N
65450922 2421010311295904 3469388746787389440 N
65450922 2421010311295904 3469388746787389440 N
65593272 2421010637962538 2232763049750560768 N
65593272 2421010637962538 2232763049750560768 N

You might also like More from author

Leave A Reply