DEG DEG+FIIRSO: Khilaaf soo kala dhexgalay RW Kheyre & Ahlu suna & Qodobo qaar oo la isku fahmi waayay

0

Wararka ay Shabakada Shaaciye ka heleyso magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in isfam waa uu soo kala dhexgalay Ra’iisal wasaare Kheyre iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheikh Shaakir Cali Xasan.

Arrimaha Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo Ahlu suna ay isku fahmi la’yihiin waxaa ka mid ah in Ciidanka Ahlu suna lagu wareejiyo Dowladda Federaalka Soomaali si loo Qarameeyo.

Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Dhuusamareen iyo Xogo xasaasi ah oo intaasi ka faah faahsan Mahaan Hoose Ka FIIRSO:-

You might also like More from author

Leave A Reply