DEG DEG: Go’doonka Xaaf lagu geliyay Dhuusa-mareeb,wararkii ugu dambeeyay Afgambiga Itoobiya & Xaalka Muqdisho

0

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug naga soo gaarayo waxay sheegayaan in shirar halkaasi uga socda Madaxda Galmudug,Ahlu suna iyo Dowladda Federaalka.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in wada hadalada wali la isku mari la’yahay halka warar kale ay sheegayaan iney Ahlu suna ku dhow iney ka garab baxdo madaxweyne Xaaf.


You might also like More from author

Leave A Reply