Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

DHAGEYSO: Xildhibaan Sakariye oo sheegay in Xarakaad Islaami ah keliya uusan go’aan ka gaarin karin masiirka Galmudug

0

Xildhibaan Sakariye Kaashaan oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka hor hadlaayay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay dadaallada Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ka waddo 

Magaalada Dhuusamareeb.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Galmudug dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dhibaato ku heyso, islamarkaana waxaa uu sheegay in Macalin Maxamuud oo dowladda ay ka gadanayso Galmudug uusan Saxiix ku laheyn dhismihii maamulka.

Waxaa uu xusay in tahay wax laga xumaado in dowladda dhexe ay hareermartay dadkii dhistay Galmudug oo ahaa 11 Qabiil, islamarkaana ay la safatay Wadaad diimeed oo xil ka heynin Galmudug.

You might also like More from author

Leave A Reply