DEG DEG: Xaalka Xaaf,Talada Thaabit & CC Shakuur & Go’aanka Farmaajo & Kheyre

0

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug naga soo gaarayo waxay sheegayaan in shirar halkaasi uga socda Madaxda Galmudug,Ahlu suna iyo Dowladda Federaalka.

Sida Illo Xog ogaal ah inuu sheegeen, Xaaf ayaa meel adag iska taagay rabitaanka Dowladda Federaalka kuna adkeysanaya inaan doorasho dhaceyn ilaa waqtigiisa uu ka dhammeysanayo,halka madaxda Kooxda Ahlu suna xooggaa sidii hore ka soo yara dabceyn ka dib markii ay ogolaadeen iney doorasho dhacdo.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa si gooni gooni ah ula kulmay madaxweynaha Galmuudg Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

You might also like More from author

Leave A Reply