FIIRSO: Siyaasiyiin taageera Kenya oo la Ogaaday & Kenya oo xeelad cusub la ciyaareysa Somalia ka dib guul daro soo wajahday

Halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa Warka Galabnimo oo Qodobo Xasaasi ah iyo wararkii ugu dambeeyay Muqdisho & guud ahaan Soomaaliya ay ku jiraan.