Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/6/c/2/shaaciye.org/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 316

DEG DEG+FIIRSO: Farmaajo & Kheyre oo Mas’uuliyiinta G/Banaadir amar culus dul dhigay & Balanqaadka Nimcaan Hillaac & Xaaladda amni ee Muqdisho

0

Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ku bixiyay in la adkeeyay amniga magaalada Muqdisho,xilli ay fooda nagu soo hayaan maalmaha xoriyadda loona baahan yahay in shacabka si nabad ku dabaal degaan.

R/wasaare Kheyre oo shirguddoomiyay shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ayaa si aad ah looga dooday xaaladda amni ee magaalada Muqdisho iyo sida sare loogu sii qaadi karo.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu amray iney ilgaar ah ku eegaan amniga si aysan shacabka khal khal amni u dareemin inta lagu guda jiro.

You might also like More from author

Leave A Reply