XOG+FIIRSO: Maxaadan Ogeyn oo ka cusub shirka M/Goboleedyada & Beesha caalamka uga furmaya Nairobi?

0

Warar dheeraad ah ayaa laga laga helayaa shir maamul Goboleedyada iyo Beesha caalamka uga furmaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul Goboleedyada oo wali tagin magaalada Nairobi ayaa hadda qorsheysanayaan iney gaaraan si ay shirka uga qeyb galaan.

Sida xog aan ku helnay maamul goboleedyada ayaa dacwad ka dhan ah Dowladda Federaalka u gubinaya Beesha caalamka,taas oo ku aadan iney Albaabada ka laabatay qaar ka mid ah maamul Goboleedyada.

You might also like More from author

Leave A Reply