Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Baladweyne xilli xiisad dagaal taagan tahay

0

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Safar deg deg ah oo uu ka soo laabtay dalka Kenya maanta ku gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Madaxweyne Waare ayaa garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Beledweyne waxaa kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Caraale.

Madaxweynaha ayaa sheegay in sababta uu u tagay Magaalada in ay tahay soo Afjaridda Xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Gudoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed.

62418799 2302687846454355 7859300602717667328 N
62418799 2302687846454355 7859300602717667328 N

You might also like More from author

Leave A Reply