DEG DEG+FIIRSO: Shirar Xasaasi ah oo ka socda Baladweyne & Go’aan laga gaaray arrinta Yuusuf Dagabeed

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne Xarunta Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa ay halkaasi ka socdaan kulamo kala duwan oo u dhaxeeya Madaxweyne Waare iyo qaar ka mid ah waxgaradka Magaalada Beledweyne.

Kulamaddaan ayaa ka socda Xeradda Ciidanka AMISOM ee Duleedka Magaalada Beledweyne, waxaana looga hadlaya sidii loogga hortagi lahaa Banaanbaxyadda ka bilowday Magaalada.

You might also like More from author

Leave A Reply