DEG DEG+FIIRSO: Dilalka dadka ka soo jeeda K/Galbeed oo ka bilowday Dh/mareeb & Meydka 4-ruux oo la helay

0

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa la gaarsiiyay meydka afar ruux oo dhalasho ahaan kasoo jeeday deegaanada KGS.

Afartaan ruux ayaa lagu dilay deegaan kudhaw magaaladaasi wallow warar kala duwan ay kasoo baxayaan dilkooda.

Dilkooda ayaa imaanaya xilli saacadihii lasoo dhaafay lasoo warinayay hadalo aan fcneyn.

Dilka ayaa kadhacay Deegaan lagu magacaabo Dhiin Warisa, iyadoona dad deegaanka ah ay Marqaannews u sheegeen in maleeshiyada Dilka Geeysatay ay Ku Qaldeen Beel Ama Qabiil Dagaal Kala dhaxeeyay dadkaan ay dileen.

You might also like More from author

Leave A Reply