FIIRSO VEDIO: Madaxda M/Goboleedyada oo ku sii qul qulaya Nairobi & Villa Somalia qorshe halis degeysa

0

Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa ku sii qul qulaya magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya,waxaana halkaasi uga furmaya shir ay la yeelanayaan Beesha caalamka.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Villa Soomaaliya ay damacsan tahay iney joojiso shirkaasi,balse lama oga saxnaashaha warkaas,waxaana hadda Nairobi ku sugan madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Puntland.

Shirkan ayaa looga hadlayaa go’aan ka gaarista nuuca doorasho ee Soomaaliya iyo sidii wada shaqeyn ku dhexmari lahayd Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

You might also like More from author

Leave A Reply